Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid qaabka loo dhisay gudiga tacliinta sare ee maanta uu golaha shacabka hor geeyay Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo hidaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA