Ogaal TV

DAAW: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka Horyimid qorshe uu wado Wasiir Faarax Cabdulqaadir

Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid qaabka loo dhisay gudiga tacliinta sare ee maanta uu golaha shacabka hor geeyay Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo hidaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Exit mobile version