qaar ka mid ah shacabka magaalada muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay siada ay u arkaan go,aanka uu hogaamiyaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ku diiday in laga hadlo doorasho qof iyo cod ah inta ay madashada wadatashiga qaran ka maqanyihiin Maamulada Puntaland iyo SSC Khaatumo.
Shacabka oo ku kala aragti duwan go’aanka Axmed Moobe hoose ka daawo