Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia oo xukun adag lagu riday

Marzouki, oo 78 jir ah, ayaa ah madaxweynihii ugu horreeyay ee si dimuqraadi ah loo soo doorto dalka Tunisia ka dib kacdoonkii Carabta ee 2011-kii, haatanna waxa uu si adag u dhaleeceeyaa madaxweyne Kais Saied. Waxa uu ku nool yahay Faransiiska, isagoo aan soo xaadirin dhageysigii dacwaddii ka dhanka ahayd.

Marzouki, oo dacwad lagu soo oogay ka dib markii uu qoraallo dhowr ah ku faafiyay baraha bulshada, ayaa 2021-kii xukun xabsi ah lagu riday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *