MADAXWEYNE QOOR QOOR OO KA QAYB GALAY XAFLADDA QALIN JABINTA ARDEYDA JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

Cabudwaaq, 08-05-2024; Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay xafladda qalin jabinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug, taasoo ka dhacday magaalada Cabdudwaaq.
Madaxweynaha ayaa hambalyo u diray guud ahaan bahda Jaamacadda Ummadda iyo ardayda qalin jabisay oo gaareysa 148 arday, isagoo ballan qaaday iney fursado wanaagsan heli doonaan ardayda ugu sarreysa inta maanta qalin jabisay.
Hoos ka daawo Sawirada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *