Madaxweyne Laftagareen oo kala diray dhamaan Garsoorayaasha gobolka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeedĀ  Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray dhamaan Garsoorayaasha gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed kadib soo jeedin uga timid Wasiirka cadaalada ee Maamulkaasi.

 

Hoos ka aqriso warqada uu madaxweyne Laftagareen ku kala diray Garsoorkii Gobolka Shabeelada Hoose.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *