Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray dhamaan Garsoorayaasha gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed kadib soo jeedin uga timid Wasiirka cadaalada ee Maamulkaasi.
Hoos ka aqriso warqada uu madaxweyne Laftagareen ku kala diray Garsoorkii Gobolka Shabeelada Hoose.