Sheekh Cumar Salaad Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed sidoo kalana ka faalooda arimaha caalamka iyo kuwa Soomaalida ayaa OGAAL TV uga waramay waxyaabaha laga bartay dagaalkii Gaza ee mudada sanad ka badan socday. waxaana uu ku soo koobay 16 qodob.
HOOS KA DAAWO