Maxaa ka jira in gacanta lagu dhigay baabuur hub siday oo ka timid Itoobiya kuna sii jeeday KGS?

Halkaan hoose ka daawo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Aadan oo ka hadlay wararka sheegaya in deegaanka qurax joome lagu qabtay baabuur hub sida oo ka yimid dalka Itoobiya uga socday maamulka Koonfur galbeed.

Ugaaska ayaa beeniyay wararka sheegaya in baabuurtaan ay hub sidaan waxaana uu tilmaamay in ay u rarnaayeen ganacsato Soomaaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *