Halkaan hoose ka daawo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Aadan oo ka hadlay wararka sheegaya in deegaanka qurax joome lagu qabtay baabuur hub sida oo ka yimid dalka Itoobiya uga socday maamulka Koonfur galbeed.
Ugaaska ayaa beeniyay wararka sheegaya in baabuurtaan ay hub sidaan waxaana uu tilmaamay in ay u rarnaayeen ganacsato Soomaaliyeed