Ogaal TV

Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in howlgal ka dhacay Shabeelaha Hoose lagu dilay Saraakiil katirsan ‘AS’

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu faah-faahiyay howlgal gaar ah oo ka dhacay Deegaanka Jambaluul Degmada Afgooye Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.

Hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka ee NISA ayaa sheegtay in howlgalkaas lagu dilay afar xubnood oo katirsan ‘AS’ kuwaas oo howlo kala duwan hayay hayay sida lagu yiri warka kasoo baxay Hay’addaas.

Qoraalka kasoo baxay NISA ayaa u qornaa:

Exit mobile version