SAWIRRO:- Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo tagay goobta ay ka fidsantahay gogosha tacsida ugaaskii murusade.

Ergeyga gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Souef Mohamed El-Amine ayaa maanta soo booqday Ehelka iyo qaraabada uu ka baxay Ugaaskii Beesha Murusade Ugaas abdullahi Ugaas xaashi Ugaas Faracade. waxaana uu ehalada iyo guud ahaan Beesha uga tacsiyeegay geerida ugaaska
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah ehelada ayaa Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS danjire Souef Mohamed El-Amine  ku soo dhaweeyay guriga Gen Gaafow oo ay ka fidsantahay gogosha tacsida AUN Ugaas Faracade.
Hoose ka daawo Sawirrada

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *