News

Xisbullah oo weerar culus ku qaaday Tel Aviv

Ururka Xisbullah ayaa saakay qaaday weerarkii u horreeyay oo ay ka geysteen Tel Aviv , kaddib…

Maxay ka wada-hadleen Booliska INTERPOL iyo Dowladda Soomaaliya?

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Moalim Fiqi, ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL,…

NISA oo garoonka Muqdisho ka celisay xildhibaan ku sii jeeday Baydhabo.

Sida ay ku waramayaan wararka naga soo gaaraya Garoonka diyaaradaha aadan cade ee magaalada muqdisho ciidamada…

Wasiirrada arrimaha Soomaaliya Masar iyo Eritrea,ayaa ka wada-hadlay xaalada geeska Afrika

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa…

Daawo:- Madaxweyne Dani oo sheegay in Puntaland ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho dowlada fadaraalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntaland Saciid Cabdullahi Maxamed Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay diyaar…

Gudoomiyaha Ganacsatada Degmada Xamarweyne Cismaan Beenoos oo sheegay in dil loogu Hanjabay

Gudoomiyaha ganacsatada degmada xamarweyne cismaan maxamed cawaale cismaan beenoos oo sidoo kalana xubin ka ah rugta…

Ethiopia oo hal tilaabo u qaaday aqoonsiga Somaliland.

Inkasta oo aysan si rasmi ah ugu dhawaaqin hadana itoobiya waxa ay qaaday tilaabo u muuqatay…

Farmaajo oo si adag uga horyimid qodobadii ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweynihii hore ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed lka soo saaray shirkii dhawaan muqdisho ugu…

DAAWO: Kiiska Sayid Cali oo lagu baaqay in hoos loo xaliyo

Ugaas Bashiir Erag oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Beesha reer xaaji saleebaan ayaa ugu…

DAAWO:- Aabe Naafo ah oo la kulmay dhacdooyin yaab leh xili uu shaqo raadis ahaa

Ismaaciil Maxamed oo ah Aabe naafo ah ayaa dhawaan bartiisa Fecbook ku soo bandhigay qoraal kooban…