Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada…
News
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil iyo Aabihiis oo lagu dilay duleedka dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacday…
Faafaahin Ganacsato lagu dilay Muqdisho
Koox hubeysan ayaa saakay Xaafadda Soona-kay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Labo Nin oo…
Dowladda Soomaaliya oo dib-u-habeyn ku sameynaysa Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka ah
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KORMEERAY SHIRARKA QAAR KA MID AH GUDDIYADA GOLAHA.
Muqdisho-Soomaaliya October,15, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…
Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya?.
Hargeysa-15-10-2024–Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada Hargaysa ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden ee…
Shirkadda Hormuud oo faah-faahin ka bixisay dhacdo saakay ka dhacday xarunta weyn ee Suuqa Bakaaraha.
Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay faah-faahin uga bixisay dhacdo…
Taliye Asad diyaano oo muqdisho ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga…
Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo James Swan
Muqdisho, Talaado 15 Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,…