Ogaal TV

Maxay ka wada hadleen Gen Asad diyaano iyo guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha?

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha , waxaana looga hadlay Doorka Boliiska kaga aadan qabsoomidda Doorashada Qof iyo Cod .

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa u diyaarsan sugidda amniga Doorashada waxayna awood buuxda u leeyihiin ilaalinta goobaha cod bixinta iyo habsami u socodka Doorashada dhawaan la rajeynayo in Dalka laga hirgeliyo.

Exit mobile version