Muuqaalkan oo ku saabsan shabakado ka tirsan Xafiiska Qaraxyada Al-Shabaab ee Muqdisho ka fuliya weerarada qaraxyada ah oo ay ha’ayadda NISA sheegtay in ay fashilisay shabakaddan ayaa caawa laga baahiyay Talafishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV.
DAAWO: NISA oo Soo Bandhigtay Muuqaal Ku Saabdsan Burburinta Shabakado Xafiiska Qaraxyada Al-Shabaab
