Ogaal TV

DAAWO:-Masuuliyiinta iyo shacabka Soomaalida Kenya oo si adag uga Fal-celiyay gabdhihii sida arxan-darada ah loogu dilay Nairobi

Masuuliyiinta Soomaalida ah ee ku jira dowladda Kenya oo uu ka midyahay xildhibaan yuusuf xasan iyo shacabka xaafada Islii ayaa si adag uga falceliyay gabdhihii maalmo ka hor sida arxan darada ah loogu dilay Magaalada Nairobi

 

Hoos ka daawo Muuqaalka

Exit mobile version