Ugaas Bashiir Erag oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Beesha reer xaaji saleebaan ayaa ugu baaqay labada beelood oo ay ka dhasheen Sayid cali macalin Daa’uud iyo Marxuumad Luul Cabdicasiis ugu baaqay in ay ka wada-hadlaan arintaan isla markaana ay ka fogaadaan hadalada xanafta leh ee ay Warbaahinta isku marinayaan.
Hoos ka Daawo Muuqaalka Ugaaska.