GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KORMEERAY SHIRARKA QAAR KA MID AH GUDDIYADA GOLAHA.

Muqdisho-Soomaaliya October,15, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya?.

Hargeysa-15-10-2024–Madaxweynaha Maamulka  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada Hargaysa ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden ee…

Shirkadda Hormuud oo faah-faahin ka bixisay dhacdo saakay ka dhacday xarunta weyn ee Suuqa Bakaaraha.

Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay faah-faahin uga  bixisay dhacdo…

Taliye Asad diyaano oo muqdisho ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga…

Dagaal culus oo ka socda duleedka Bacadweyne

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo James Swan

Muqdisho, Talaado 15 Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,…

Dowladdaha Soomaaliya, Eriteriya iyo Masar oo war wadajir ah soo saaray

Saddexda Madaxweyne waxa ay hoosta ka xariiqeen inay lama huraan tahay ku dhaqanka mabaadi’da aasaasiga ah…

Maxay Kenya Airways u joojisay duulimaadkii ay ku imaan jirtay Muqdisho?

Shirkadda Diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday in ay joojin doonto dhammaan duulimaadyada rakaabka ahaa…

Faafaahin Afar ganacsato oo lagu dilay Muqdisho

Koox hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanyihiin AS. ayaa afar qofood oo shacab ah…

Maxay shacabka Muqdisho ka yiraahdeen go’aanka Axmed Madoobe ee ku saabsan Puntaland & SSC Khaatumo?

qaar ka mid ah shacabka magaalada muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay siada ay u arkaan go,aanka…