Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka ku saabsan kulanka la qorsheynayo inuu…
Category: WARARKA GUDAHA
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka la-dagaallanka musuqmaasuqa ee dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka.
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Ayaa magaalada Dooxa uga qaybgalay shirka la-dagaallanka musuqmaasuqa ee dalalka…
Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis dhinaca amniga ah
Dowladdaha Soomaaliya iyo Serbia ayaa kala saxiixday heshiis muhiim ah oo dhinaca amniga ah, kaasoo kor…
Faafaahin Ciidamada Xooga Dalka iyo Kuwa NISA oo howl gal ka sameeyay Shabeelada dhaxe
Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Xoogga iyo Sirdoonka NISA ayaa howlgalo wadajir ah ka…
Maamulka Puntaland oo war ka soo Maxkamadeynta Axmed Madoobe
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay goโaanka kasoo baxay golaha wasiirada Soomaaliya oo habeen…
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ก๐๐ข๐ฆ๐๐ก๐
Muqdisho, Taalado, 26 Nofeember 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladdaย Federaalkaย Soomaaliya
Muqdisho.SONNAโฆ.1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Dileita Mohamed Dileita
Muqdisho-Soomaaliya October, 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed…
Maxay ka wada-hadleen Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya iyo Sucuudiga?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga…
Daawo:- Sidee Loo qeybsanaa shidaalka laga soo saarayo Galmudug?
Prof Shaafici Yuusuf Cumar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiya sida loo…