War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga falceliyay Ciidanka Itoobiyaanka ah ee Saacadihii lasoo dhaafay…
Category: WARARKA GUDAHA
Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD (IWPSF).
Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul…
War-murtiyeed kasoo baxay Shirka Taliyaasha Ciidamada dalalka ka midka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho
Shirka Taliyeyaasha Ciidamada dalalka qeybta ka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Falalka Maalgelinta Argagixisada.
Muqdisho, Diseembar,04, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan…
Taliyaha ciidamada Xoogga oo kormeeray diyaaradaha ciidanka Cirka iyo hub DF soo iibsatay
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay Gaadiidka kuwa dagaalka ah oo Dowlada Soomaaliya…
Waddo loogu Magac Halgamaa Cabdullaahi Ciise Oo Muqdisho laga xarig jaray
Muqdisho, 03 Deecember 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)…
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey bisha la qabanayo doorashada ugu horreysa
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in doorashooyinka ugu horreeyay dalka laga qaban doono muddo toddoba bilood gudahood…
Faafaahin Lix qofood oo Soomaali ah oo ku geeriyootay Dalka Masar
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo qoys Soomaali ah ku qabsatay…