Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare…
Category: WARARKA GUDAHA
Maamulka Puntaland oo caalamka u dirtay dalab xasaasi ah oo ka dhan ah DFS
Maamulka Puntland ayaa si adag uga hortimid tallaabooyinkii u dambeeyay ee dowladda dhexe, iyadoo caalamka ka…
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Fadhigii u horeeyey yeeshay
Hargeysa-15-12-2024-()-Fadhigii 001aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daah furay shirweynaha Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ka furay shirweynaha meertada 15-aad ee Ururka Caalamiga…
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ciidamada dowlada iyo kuwa Jubaland ku dhaxmaray Raaskaamboni
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland ayaa dagaal xoogani ku dhaxmar deegaanka degaanka Marnaani oo…
Xogta Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan lagu wado inuu maanta ka dhaco Turkiga, kaas…
Maxay ka wada-hadleen Galmudug iyo Hay’addaha Gargaarka
Madaxwayne ku-xigeenka dowladd goboleedka Galmudug mudane Cali daahir ciid ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxda Hay’adaha kala…
Ra’iisul wasaare Xamse oo ku wajahan Raaskaambooni
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin xubno ka…
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Muqdisho daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda ee 2025-2029
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda…
Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in howlgal ka dhacay Shabeelaha Hoose lagu dilay Saraakiil katirsan ‘AS’
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu faah-faahiyay howlgal gaar…