Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa billaabay safarro xiriir ah oo isaga kala gudbayo Dalal…
Category: WARARKA GUDAHA
Trump oo sheegay in uu soo afjarayo Dagaalka Ukraine & kan Bariga Dhexe
Madaxweynaha Maraykanka ee maanta la dhaarinayo Donald Trump ayaa sheegay in uu soo afjarayo dagaalka Ukraine…
Maxay dowladda Soomaaliya la tageysaa shirka sanadlaha ah ee looga hadlayo Dhaqaalaha Adduunka?
Magaalada Davos ee Dalka Switzerland waxaa maanta oo ah 20ka Janaayo 2025 ka furmaya madasha dhaqaalaha…
Jadwalka doorshada Soomaaliya oo goor-dhow la shaacinayo
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa goordhow la filayaa in ay qabtaan shir jaraa’id, kaas…
Dowladda Turkiga oo dhawaan Soomaaliya ka bilaabeysa dhismaha saldhig dayax gacmeed.
Dowladda Turkiga ayaa qorsheynaya in ay dhawaan bilaawdo dhismaha saldhiga dayax-gacmeedka ay ka dhisayso Soomaaliya ee…
Dowladda Soomaaliya oo xil kale oo culus ka dhax raadineysa midowga Afrika
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay u tartamayso Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika…
Dowladda Fadaraalka oo malaayiin dollar si hoose u siisay Puntland xilli ay xiisad culus ka dhaxeyso
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ku dhowaad 20 milyan oo dollar…
Baarlamaanka Jubbaland oo muddo kordhin u sameeyay Axmed Madoobe.
Xildhibaannada baarlamaanka Jubbaland oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka…
Dagaal u dhaxayeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka socda gobolka Mudug
Faah-faahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa dagaal xooggan oo goordhow ka qarxay galbeedka gobolka Mudug,…
DAAWO: Ciidamada Ethiopia oo si rasmi ah looga reebay howlgalka AUSSOM & Mareykanka oo ka carooday
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii galnkii dambe ansixiyay howlgalka cusub ee taageerrada iyo xasillinta…