Namibia waxay dooratay Netumbo Nandi-Ndaitwah oo noqotay madaxweynihii ugu horreeyay ee haween ah

Netumbo Nandi-Ndaitwah ayaa ku guuleysatay doorashadii madaxtinimo ee dhawaan dhacday iyadoo heshay qiyaastii 57% codadkii la…

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay sii  kordheen Dadka Naafada ah

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sanadihii lasoo dhaafay ay kordheyn Dadka Naafada ah kaddib markii colaadda…

Xukuumadda Faransiiska oo qarka u saaran in ay dhacdo

Dowladda Faransiiska ayaa aad loo saadaalinayaa in dhamaadka todobaadkan ay burburi doonto, kadib markii xisbiyada midigta…

Maxaa laga yaqaannaa Kooxda qabsatay magaalada labaad ee ugu weyn Suuriya?

Ciidamada fallaagada ayaa arbacadii bilaabay weerarkii ugu ballaarnaa ee ka dhana dowaldda Suuriya muddo sanado ah.…

Dacwad-oogaha ICC oo dalbaday in lasoo xiro Taliyaha Militariga dalka Myanmar,

Madaxa dacwad oogaha Maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada ayaa Arbacadi ka codsaday garsoorayaasha, in ay jaraan…

Hindiya oo Guul Taariikhi ah Ka Gaartay Tijaabada Gantaalka K-4 ee Nukliyeerka Xambaara

Dowladda Hindiya ayaa gaartay horumar weyn oo dhanka difaaca badda ah iyada oo ku guuleysatay in…

Biden oo Codsaday $24 Bilyan oo Gargaar Dheeri ah oo Loo Qorsheeyey Ukraine

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay ee xilkiisa ku dhawaaqay codsi ku aaddan $24…

Wax badan ka ogow heshiiska xabbad joojinta ee Israa’iil iyo Xisbullah ay gaareen

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay heshiis xabbad joojin ah oo lagu soo afjarayo dagaalka…

Maxkamadda ICC oo soo saartay amar lagu soo xirayo Benjamin Netanyahu

Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ayaa soo saartay warqado qabasho(Warrant)oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil…

Karoline Leavitt oo loo Magacaabay Xoghayaha Saxaafadda Aqalka Cad

Madaxweynaha la doortay Donald Trump ayaa u magacaabay Karoline Leavitt oo 27 jir ah inay noqoto…