Emmanuel Macron ayaa caawa gaaray dalka Djibouti

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa caawa gaaray dalka Djibouti. waxaana Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay…

Wasiir Khadija Al-Makhzoumi oo shir muhiim uga qeyb gashay dalka Sucuuda

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada…

Faafaahin Ganacsato lagu dilay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa saakay Xaafadda Soona-kay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Labo Nin oo…

Dowladda Soomaaliya oo dib-u-habeyn ku sameynaysa Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka ah

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya?.

Hargeysa-15-10-2024–Madaxweynaha Maamulka  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada Hargaysa ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden ee…

Dagaal culus oo ka socda duleedka Bacadweyne

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo James Swan

Muqdisho, Talaado 15 Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,…

Dowladdaha Soomaaliya, Eriteriya iyo Masar oo war wadajir ah soo saaray

Saddexda Madaxweyne waxa ay hoosta ka xariiqeen inay lama huraan tahay ku dhaqanka mabaadi’da aasaasiga ah…

Wasiir Fiqi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, iyo wafdi uu…

Maraakiibtii Turkiga ee Shidaalka ka baari laheyd Soomaaliya oo maanta ka soo shiraacday Istanbuul

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E.…