Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Muqdisho.SONNA….1-   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Dileita Mohamed Dileita

Muqdisho-Soomaaliya October, 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed…

Daawo: Xutiyiinta Yaman oo faafaahin ka bixinaya weerar ay diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn lala beegsaday magaalo ku taala Israel

Xuutiyiinta ayaa sheegtay masuuliyadda weerar dhawaan loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu bartilmaameedsaday magaala-xeebeedka…

War Deg Deg ah: Xisbullah oo Hogaamiye Cusub Magacowday

Xisbullah ayaa Naim Qassem u magacaabay hoggaamiye cusub kaddib markii hoggaamiyihii hore Xassan Nasrallah lagu dilay…

Maxay ka wada-hadleen Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya iyo Sucuudiga?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga…

Daawo:- Sidee Loo qeybsanaa shidaalka laga soo saarayo Galmudug?

Prof Shaafici Yuusuf Cumar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiya sida loo…

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labbaad ee Xukuummada ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasiirkii hore.

Muqdisho, Axad, 27 Oktoobar 2024. Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka labbaad ee Xukuummada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan…

Madaxweyne Laftagareen oo kala diray dhamaan Garsoorayaasha gobolka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed  Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray dhamaan Garsoorayaasha gobolka…

DAAWO:-Masuuliyiinta iyo shacabka Soomaalida Kenya oo si adag uga Fal-celiyay gabdhihii sida arxan-darada ah loogu dilay Nairobi

Masuuliyiinta Soomaalida ah ee ku jira dowladda Kenya oo uu ka midyahay xildhibaan yuusuf xasan iyo…

Warsaxaafadeed uu soo Saaraay Wakiilka Sare ee Midowga Yurub ee Wararka ku Saabsan Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ee loo dirayo Ruushka

Warsaxaafadeed ay soo saareen Midowga Yurub ayaa muujinaya in ay aad uga walaacsan yihiin wararka sheegaya…