Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.

Muqdisho, Isniin, 23 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDAY DOWLADDA ALGERIA

Muqdisho, Diseembar 20, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay…

Duqa Caasimadda iyo Xaaladda Muqdisho: Yuusuf Garaad Cumar

Duqa Magaalada Muqdisho ee cusub, Maxamed Axmed Amiir, waa aqoonyahan iyo oday xilliyo kala duwan soo…

FAHAD YAASIIN: Afarta la yaab ee Raaskambooni

– Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasin ayaa soo saaray qoraal…

Emmanuel Macron ayaa caawa gaaray dalka Djibouti

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa caawa gaaray dalka Djibouti. waxaana Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY ERGAYGA GAARKA AH EE DOWLADDA SHIINAHA U QAABILSAN GEESKA AFRIKA

Muqdisho, Diseembar 17, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku…

Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Hubka Niyukleerka, Bayolojikada iyo Kiimikada ee Ruushma oo Qarax lagu dilay

Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Hubka Niyukleerka, Bayolojikada iyo Kiimikada ee Ruushka, Sareeye Guuto Igor Kirillov, iyo kaaliyihiisa…

Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Qaranka ee uu gudoomiyay Madaxweyne Xasan Sheekh?

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ku qabsoomay xafiiska Amniga…

Golaha Wasiirrada XFS oo loo soo bandhigay qaar kamid ah qodobbada Dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameynayo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare…

Maamulka Puntaland oo caalamka u dirtay dalab xasaasi ah oo ka dhan ah DFS

Maamulka Puntland ayaa si adag uga hortimid tallaabooyinkii u dambeeyay ee dowladda dhexe, iyadoo caalamka ka…