Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Guud Ee Q.M. Guterres

New York, Jimco 27 Sebtember, 2024: — Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden

New York, Jimco 27 Sebtember, 2024: Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza…

SAWIRRO:- Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo tagay goobta ay ka fidsantahay gogosha tacsida ugaaskii murusade.

Ergeyga gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS…

DAAW: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka Horyimid qorshe uu wado Wasiir Faarax Cabdulqaadir

Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid…

Xisbullah oo weerar culus ku qaaday Tel Aviv

Ururka Xisbullah ayaa saakay qaaday weerarkii u horreeyay oo ay ka geysteen Tel Aviv , kaddib…

Maxay ka wada-hadleen Booliska INTERPOL iyo Dowladda Soomaaliya?

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Moalim Fiqi, ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL,…

NISA oo garoonka Muqdisho ka celisay xildhibaan ku sii jeeday Baydhabo.

Sida ay ku waramayaan wararka naga soo gaaraya Garoonka diyaaradaha aadan cade ee magaalada muqdisho ciidamada…

Wasiirrada arrimaha Soomaaliya Masar iyo Eritrea,ayaa ka wada-hadlay xaalada geeska Afrika

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa…

Daawo:- Madaxweyne Dani oo sheegay in Puntaland ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho dowlada fadaraalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntaland Saciid Cabdullahi Maxamed Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay diyaar…

Gudoomiyaha Ganacsatada Degmada Xamarweyne Cismaan Beenoos oo sheegay in dil loogu Hanjabay

Gudoomiyaha ganacsatada degmada xamarweyne cismaan maxamed cawaale cismaan beenoos oo sidoo kalana xubin ka ah rugta…