MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DALKA UGANDA

Kampala, Oktoobar 19, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo…

MADAXWEYNAHA JUBALAND OO SOO XIRAY SHIRWEYNAHA DIB U HESHIISINTA BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DIRIRAY DEGMADA LUUQ EE GOBOLKA GEDO.

MADAXWEYNAHA JUBALAND OO SOO XIRAY SHIRWEYNAHA DIB U HESHIISINTA BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DIRIRAY DEGMADA…

Wasiir Fiqi oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Rosemary A. DiCarlo,

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, iyo Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee…

Madaxda dalka ugu sareysa oo Muqdisho uga qeyb galay Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbadalka Qaranka

Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbadalka Qaranka ayaa ka socota Magaalada Muqdisho waxaana goob joog ah…

Wasiir Khadija Al-Makhzoumi oo shir muhiim uga qeyb gashay dalka Sucuuda

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada…

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil iyo Aabihiis oo lagu dilay duleedka dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacday…

Faafaahin Ganacsato lagu dilay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa saakay Xaafadda Soona-kay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Labo Nin oo…

Dowladda Soomaaliya oo dib-u-habeyn ku sameynaysa Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka ah

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KORMEERAY SHIRARKA QAAR KA MID AH GUDDIYADA GOLAHA.

Muqdisho-Soomaaliya October,15, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya?.

Hargeysa-15-10-2024–Madaxweynaha Maamulka  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada Hargaysa ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden ee…