DAAWO:- Aabe Naafo ah oo la kulmay dhacdooyin yaab leh xili uu shaqo raadis ahaa

Ismaaciil Maxamed oo ah Aabe naafo ah ayaa dhawaan bartiisa Fecbook ku soo bandhigay qoraal kooban oo uu shaqo uga dalbanayo mid ka mid ah shirkadaha waaweyn ee dalka. balse waxa uu sheegay in uu la kulamay dhacdooyin uusan fileyn oo layaab ku noqday.
Ismaaciil oo aan gurigiisa ku booqanayay ayaa nooga sheekeeyay dhacyooyinka uu la kulmay, waxa uuna sidoo kale fariin qiiro leh u diray dhamaanka shirkada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.
Hoos ka daawo muuqaalka Kalana Xariir +252615466765

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *