Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa goordhow la filayaa in ay qabtaan shir jaraa’id, kaas oo ay ku shaacin doonaan habraaca doorashooyinka dalka.
Shirkan jaraa’id ayay guddigu kusoo bandhigi doonaan qaabka iyo nidaamka lagu qaban doono doorashooyinka iyo sida ay uga go’an tahay in loo sameeyo doorashooyin hufan oo daahfuran.


All reactions:
15You and 14 others